Kadin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-immo, m.dh)1. Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab. 2. Boqol neef oo geel ah. 3. Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.
Kadin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg kadi. ld kedin, kedis.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadin ↴
afaaf | foof | kedin | kedis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg