Kalafuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Is dayn laba shay oo isku dhegganaa is daayaan.

Kalafuq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Wax is-haystay is dayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalafuq

kalafuqid | kalafuqsad | kalafuqsan | kalafuqsanaan | kalafuqsanaansho | kalafuqsasho | kalafuqsi | kalafuqso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg