Kalaggoys
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)1. Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato. 2. Laba waddo meel ay iska gooyaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalaggoys ↴
murguco | xubin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg