Xubin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bno, m.l)1. Qaybaha oogada nafleyda middiiba, siiba inta laba kalaggoys u dhexaysa ama isku cad ah. 2. Dadka maamul ama urur ka koobanyahay, midkiiba.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xubin ↴
ib | laan | taarsuus | ugaxlay | unug-maskaxeedka dhaqaaqa | uub | waaf | xagalo | af | alan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg