Kalasarree

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

1. Wax, wax kale korkiisa saaran ahaansho. 2. Qof, qof kale ka derejo sarreeya, ahaansho. 3. Waxaan isku dherer ahayn ahaansho (dhul).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalasarree

kalasarreyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg