kalbad
(m.dh)ld kelbed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalbad ↴
birjeeb [m.l] (-bo/-byo, m.l)
Bir, biraha kale lagu qabto oo ka kooban laba qalbac oo dhexda iska haysta oo marka gadaal la isaga qabto hore wax ka qabata; kalbad.
kelbed [m.dh] (-do, m.l)
Qalab ka samaysan laba birood oo istallaabsan, iskuna qodban oo kolkii laysku qabto afkoodu isu yimaado, waxaana lagu soo fujiyaa masaabiirta, siliggana lagu gooyo; biinso. ld kalbad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg