Kamma'

Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga:

Wax aan kas ama ula kac loo falin. ld kama'¹.

Kamma'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-a'ay, -a'day)

Kas iyo ulakac la'aan wax u samayn. ld kama'².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kamma'

kama' | kama' | kama'id | kamma' | kamma' | kamma'id |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg