Kan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kaman, m.l) Baruur fuusha kelyaha korkooda.

Kan

Qaabnaxa: mu.ti.l Isrogrogga:

(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka¹.

Kan

Qaabnaxa: dk.ti.l Isrogrogga: (-kan)

Dibkabe tilmaame oo magac dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kan

aakhir | e | ka | kaadi | xaadiri | ibidimooloji | jaamac | kaaftoon | kaaha-altaratyolet | onkojiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg