Karro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed-gaab aan qodax lahayn oo miro la cuno iyo laamo laga qoro fandhaalada iwm leh; hamir, himir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karro

bankarroor | bankarroor | bankarroori | bankarroorid | bankarroorin | bankarroorsan | bankarroorsanaan | bankarroorsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg