Karsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax la kariyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karsan ↴
candhakarsan | candhakarsanaan | candhakarsanaansho | candhokarsan | candhokarsanaan | candhokarsanaansho | fakarsan | fakarsanaan | fakarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg