Kedo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax si degdeg iyo lamafilaan ah ku dhaca; aan la iska jirin; lamafilaan. 2. (fk) Si kedis ah; islamarkiiba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kedo

uu | baf | kadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg