Khasab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dirqinta cid lagu dirqiyo wax aysan raali ka ahayn. 2. Geed bal iyo alammo leh oo toos u baxa oo dheecaankisa sonkorta laga sameeyo.

Khasab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-sbay, -sabtay; -sbi)

Wax cid ku dirqin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khasab

baad | raaf | raaf | afduub | afduub | dadduuc | dalkucelin | dirqi | hawaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg