Khatal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad.
Khatal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Cid been lagu khayaamayo u sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khatal ↴
dag | dago | hod | khatalaad | khatalan | khatalan | khatalan | khatalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg