Khawaaf

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-fiin, m.dh)

Qof magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo wuxuu doonaba sameeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khawaaf

khawaafad | khawaafiin | khawaafsasho | khawaafso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg