koodi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Hadal sir ah cid ku qarsasho. 2. Cid shukaansasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koodi

alaakoodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Alaakood sameyn.

alaakoodin [m.f.dh]
eeg alaakoodi. ld alaakoodis.

alaakoodis [m.l]
ld alaakoodin.

kadankoodid [m.f.dh]
eeg kadankood³. ld kadankood¹.

koodin [m.f.dh]
eeg koodi. ld koodis.

koodis [m.l]
ld koodin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg