Koofaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Magac aan qof kiisii runta ahaa ahayn; naanays.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koofaar

naanays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg