Kug

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wax walba oo taagan, meesha ugu korreysa; dhako.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kug

waabo | kaafi | uskug | cuskug | cuskug | cuskugid | dalkuggal | faraxumee | indhakugaraadle | indhakugaraadlennimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg