kumi
(m.l)

ld kuumi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kumi

xakumid [m.dh]
ld xukumid.

alkumid [m.f.dh]
eeg alkun³.

askumid [m.f.dh]
eeg askun². ld askun¹.

dur [m.l]
1. Shilin, kumi iwm dhinaca aan sawirka lahayn. 2. Ciyaarta delebka, qoriga lagu ciyaaro dhiniciisa durka leh.

gambo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan. 2. Kumi (lacag). 3. Geeso xoolaad oo gadaal u jeed.

kuumi [m.l] (-iyo, m.dh)
Lacag sarrif ah oo qiimaheed yahay toban senti. ld kumi.

rukumid [m.f.dh]
eeg rukun².

xukumid [m.f.dh]
eeg xukun². ld xakumid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg