kuudud
(m.l)

1. Fadhi foolxun; yoxoob, kamandhuur. 2. ld kuududid.

kuudud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Si foolxun u fadhiyid. ld kawdiid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuudud

yuurur [m.l]
1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid.

yuurur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.

kawdiid [m.l]
ld kuududid.

kawdiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld kuudud².

kawdiidi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld kuududi.

kawdiidid [m.dh]
ld kuududid.

kawdiidin [m.dh]
ld kuududin.

kuududi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si foolxun u fariisin. ld kawdiidi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg