Kuurgeli

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

U k.: cid aan war hayn oo meel aad u dhow u fariisasho si loo ogaado xogta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuurgeli

falanqee | hubsiimo | kormeer | kuurgal | kuurgelid | kuurgelin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg