Laalac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Lalmashada wax meel sare ka lalmadaan.


Laalac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wax meel sare ka lalmasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laalac

laalacshoobid | laalacshoomid | laalacshoon | laalacshoon | laalacshow | laalacshow | halaalac | halaalac |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg