Laallaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ka raaracidda wax meel sare ka raaracaan.

Laallaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Wax meel sare ka raaracid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laallaad

caal | laallaadi | laallaadid | laallaadin | laallaadis | laallaadis | laallaadsan | laallaadsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg