Laba-eefle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(kiim.) Walaxda leh astaamaha asiidha iyo kuwa beyskaba. Ereygan waxa sida caadiga ah loo adeegsadaa ogsaydhada iyo haydarogsaydhada biraha sameeya ayoonnoo togan iyo ayoonnoo kakan oo taban labadaba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laba-eefle

alluumiiniyam ogsaydh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg