laballaabow
(m.l)Kala doorashawaayidda qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayo. ld laballaaboobid.
laballaabow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Qof laba arrimood oo gudboon kala dooran waayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laballaabow ↴
laballaaboobid [m.f.dh]
eeg laballaabow². ld laballaabow¹.
tallan [m.l]
1. Laballaabow; shaki; walaac. 2. ld tallamid.
waswaas [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Shaki; isla-hadal; laballaabow. ld wiswis¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg