waswaas
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Shaki; isla-hadal; laballaabow. ld wiswis¹.
waswaas
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tus. “Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”. ld wiswis².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waswaas ↴
waswaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid waswaas ku abuurid. ld wiswisi.
waswaasid [m.f.dh]
eeg waswaas². ld wiswisid.
waswaasin [m.f.dh]
eeg waswaasi. ld wiswisin.
wiswis [m.l]
1. Qof oo dooq adag leh. 2. ld waswaas¹.
wiswis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Dooq adag lahaansho.². ld waswaas².
wiswisid [m.f.dh]
eeg wiswis². ld waswaasid.
wiswisin [m.dh]
eeg wiswisi. ld waswaasin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg