Ladan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)1. Wax caafimaad qaba ahaansho. 2. Wax barwaaqaysan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ladan ↴
faajafaajo | faajafajoo | naajax | dhaqan | jalladan | jalladan | jilladan | jilladan | ladnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg