lafow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Qof wax lafaha madaxu jabanyihiin noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lafow

lafallafow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qof aad u caatoobid.

lafoobid [m.f.dh]
eeg lafow.

nasin [m.dh] (-nno, m.dh)
(c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu'jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa. ld nash.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg