Nasin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg nasi.
Nasin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)(c.nafl.) Meel dhalada ka mid ah oo aan lafoobin, lagana dareemi karo garaaca halbowlayaasha maskaxda. Waxaana lagu yaqaan dhallaanka ilaa gu'jirka ah, kaddibna way lafowdaa way xirantaa. ld nash.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasin ↴
xabawari | daaltir | dalee | dharaaroomanee | dhigaalis | fasax | nash | neefi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg