lali
(m.dh) (-iyo, m.dh)Fiidmeer.
lali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax duulin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lali ↴
faalalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faalal². ld faalal¹ (3). faalal
raadyoosonde [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
(c.cimi.) Qalab iskiis isu rikoorgareeya oo lagu isticmaalo mitroolojiga, badanaa cabbi-raadda cadaadiska sare, isaga oo wata laliye ku dhigan balloon haydrojiin ka buuxdo.
abitey [m.dh] (-eeyo, m.dh)
Warqad qaab shimbireed leh oo inta dun dheer lagu xiro caruurtu hawada ku laliyaan; dawaarad.
alalid [m.f.dh]
eeg alal.
calali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cunto, meyrax iwm gowsaha ku jilcin.
calalin [m.f.dh]
eeg calali. ld calalis (2).
calalis [m.l]
1. Cuntada inteeda la calashado. 2. ld calalin.
dallalid [m.f.dh]
eeg dallal².
dhaalali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dhalaalaya ka dhigid. 2. Adke ka dhigid.
dhalali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dhalaali.