lalmad
(m.l)ld lalmasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lalmad ↴
laalac [m.l]
Lalmashada wax meel sare ka lalmadaan.
laallaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax meel ka lalmada ahaansho.
fooc-lalmada [m.l] (-cyo ..., m.l)
(daaw.) Fooc, sida badan san, oo ka baxa xuubka malaaska. Sida badan waxa laga helaa sanka iyo daaloollada kale oo sanka xiga, wuxu keenaa awdid, daloollada, infekshin muddo dheer iyo sandareer.
lalmasho [m.f.dh]
eeg lalmo. ld lalmad.
saneeg [m.l] (-gyo, m.dh)
Kolmo ka lalmada sanka geela oo ka dhasha santuur lagu sameeyey.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg