Laqan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nin dhalinyaro ah oo qas badan. 2. Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah. 3. Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag.

Laqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)

1. Nin dhalinyaro ah oo qas badan noqosho. 2.Da'yaraan ku dhimasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laqan

idaad | laadadyoo | qaalalyo | ballaqan | ballaqan | burlaqan | callaqan | callaqan | lallabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg