Laxaw

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Kaar iyo xanuun, meel gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah dareemo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laxaw

beerlaxawsad | beerlaxawsasho | beerlaxawsi | beerlaxawso | loof | xanuun |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg