Laydi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Afargees xaglo quman oo labada dhinac ee iska soo horjeeda ay isla egyihiin. 2. Nooc gogosha ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laydi ↴
cariish | kosayn | kulannada Kaartis | shardi | taxane |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

