Liif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld luuf. 2. Xashiish jilicsan oo ka hara alwaaxda la qoro. 3. Dhagax xalleefsan oo lagu luufo. 4. Qaynbaar. 5. Sooloji ahaan, dhisme timaha oo kale ah oo dheer, sida tifafka yar yar ee baalasha shimbiraha.
Liif
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Liif ciyaarid. 2. Caatoobid. ld luuf.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liif ↴
yahan | dubaalad | faxalside | feynuus | galool | khaliif | khaliif | khaliifan | khaliifid | khaliifnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg