Loox
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto. 2. Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga loox ↴
saad | alaab caydhiin | albaab | burloox | daamad | dharkayn | dowsar | farsug | kaloox | kayn-mansuun |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

