Luun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-uumo, m.l)

1. Dhudda uu ku taaganyahay geed meseggo ama gallay. 2. Qolof iyo xayaabo layiig ah oo qof aad u harraaday faruuryihiisi yeeshaan; jiil. 3. Hammuun, qadsanaar.

Luun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tib xoog leh oo sabuulka meseggada lagu shukulo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luun

culuun | dalluun | kalluun | luunqabad | madluun | madluun | madluunnimo | madluunsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg