luuqee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-qeeyay, -qaysay)

Ku l.: hees ama gabay iwm cod macaan ku qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh luuqee

geeraar [m.l] (-rro, m.dh)
Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey.

hees [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-so, m.l)
Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo.

hooyaale [m.l]
Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.

inshaad [m.l]
Ku luuqeynta qasiida diimeed iyadoo kor loogu luuqeenayo.

luuqayn [m.f.dh]
eeg luuqee. ld luuqays, luuqin.

luuqi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld luuqee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg