Magallooti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Muuqaal meel fog ka muuqda oo aan si wanaagsan u qeexnayn. 2. Dhis qaab dad leh oo inta waxyaabo shanqara loo sameeyo beeraha xeryaha xoolaha iwm la dhextaago si ay dugaagga iwm uga baqaan. 3. ld maalooti (1). Qof aan karti lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magallooti ↴
maalooti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg