Maangal

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

M. ah: hadal caqligu oggolyahay, caqliggal, suurtaggal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maangal

gaalis-furan | gaalis-xidhan | maangalnimo | dawggal | fansaar-tirigonometari | kumulas | loojika | qiimaha sugan ee tiro maangal ah | qiimaha sugan ee tiro murakab ah |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg