macaansi
(m.l)ld macaansasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaansi ↴
kintir [m.l] (-rro, m.dh)
(c.nafl.) Xubin yar oo jilicsan oo u eg dhoorka digaagga oo ku taal xubinta taranka haweenka, kuna shaqo leh dareenka macaansiga galmada.
macaansasho [m.f.dh]
eeg macaanso. ld macaansad, macaansi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg