Madaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Weel badarka iwm lagu cabbiro. 2. Badar dhan hal madaal muggis.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madaal ↴
beeg | beego | madaali | madaalin | madaalis | mas | xur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg