Mas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, ml.)1. Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh. 2. Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
xamas*
- Shacab
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mas ↴
aabonimo | oday | baabaha masiixiga | haad | aalad | aale | jaahwareer | jaahwareer | baadari | ictikaaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg