Madaddaalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Wax xiiso leh oo waqtiga la isku dhaafiyo.

Madaddaalo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aashay, -aalatay)

Wax xiiso leh waqti isku dhaafin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madaddaalo

cayaar | maararrow | madaddaalasho | Khiyaali |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg