Madhan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Dululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna tahay xaddiga atamyada ama molikiyuulada ayaa aad u hooseeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madhan

ambiyeer | fallaadho-qotin-tabane | liimadhanaan | weheliyaha qallocsanka sugan | xawaare ileys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg