Mahad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mahad

xamdi | alxamdulillayso | gallad | mahadceli | mahadcelin | mahadho | mahadi | mahadin | mahadis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg