maliid
(m.l)ld mariid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maliid ↴
maddiil [m.dh]
ld maliiddo.
maliiddo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.
mandiil [m.dh] (-lo, m.l)
ld maliiddo.
mariid [m.l]
1. Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm. 2. Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg