Maluuq

Qaabnaxa: f.g/f.mg1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Ku maluuq subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maluuq

dhoobee | maluuqad | maluuqan | maluuqasho | maluuqid | maluuqnaan | maluuqnaansho | maluuqo | qurdan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg