Malyuun
Qaabnaxa: m.l.t. Isrogrogga: (-nno/-laayiin, m.dh/-uumaad, m.l)Tiro ka kooban kun meelood oo min kun ah; kun kumaad; “1.000.000”. ld malyan, milyan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malyuun ↴
lag | malaayiin | malyan | milyan | waxaraxir | xiriiriye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg