Man
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nan, m.l)Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga man ↴
ubax | na | aamanuu | haamanad | ibi | idman | idmanaan | idmanaansho | laaxig | oomanayn |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

