Maqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

1. Cid aan joogin ahaasnho. 2. Wax lumay shaanbo. 3. Qof maahsan ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqan

la' | xaadiri | maahi | raadgoob | raadgoob | raadgur | raadgur | raadi | raadso | aflaw |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg